Clear Answers Jawaabo toos ah oo cad

No hidden clauses. Sharp execution.

Qodobo qarsoon ma jiro. Shaqaduna si hufan bay u dhacdaa.

We build fast, deliver fully-owned assets, and eliminate agency friction. Find exact technical details and process timelines below.

Si degdeg ah ayaan wax u dhisnaa, waxaanan ku wareejinaa hanti aad si buuxda u leedahay, annagoo meesha ka saaraya wareerka wakaaladaha.

/ Technical FAQ / Su’aalaha Farsamo ee Inta Badan La Isweydiiyo

Engineered for Clarity

Si cad loo habeeyey

Direct answers about ownership, rapid 7-day build phases, and server configurations.

Jawaabo toos ah oo ku saabsan lahaanshaha, marxaladaha dhismaha ee 7-ta maalmood, iyo dejinta server‑rada.

Do I own everything I paid for?

Wax walba oo aan bixiyay ma anigaa iska leh?

I'm a new client, what is the process?

Haddii aan ahay macmiil cusub, sidee hawshu u bilaabataa?

Yes, you retain full ownership of the website, domain, and all content immediately upon final payment.

Haa, marka aad bixiso lacagta ugu dambeysa, adigaa si buuxda u leh website‑ka, domain‑ka iyo dhammaan waxa ku jira.

1. Book a call. 2. We define scope. 3. 50% deposit. 4. Build phase. 5. Final review & payment. 6. Handover.

Marka hore ballan qabso. Kadib baaxadda ayaan isla qeexnaa. 50% hormaris ah. Waxaan galeynaa dhismaha. Ugu dambayn dib u eegis iyo bixinta harsan, dabadeedna wareejin.

Why is there a delay for Google Business Profile? Sababta dib u dhaca Google Business Profile maxay tahay?

Do you provide ongoing support?

Taageero joogto ah ma bixisaan?

Google requires 3-7 days to verify your business legitimacy; I submit this immediately during the build, but it is outside my control.

Google waxay qaadataa 3 ilaa 7 maalmood si ay u xaqiijiso in ganacsigaagu sharci yahay. Anigu isla markiiba waan gudbiyaa inta dhismuhu socdo, balse go’aankaas anigu ma maamulo.

Yes, optional maintenance packages are available after the initial handover.

Haa, marka wareejinta hore la dhammeeyo kadib, waxaa jira xirmooyin dayactir oo aad dooran karto.

What if I need changes after delivery? Haddii aan wax ka beddel u baahdo marka la dhammeeyo, sidee noqoneysaa?

Is hosting included? Hosting‑ga ma ku jiraa adeegga?

Minor tweaks are free within 48 hours; larger updates are billed hourly.

Haddii ay yihiin wax ka beddel yar, 48 saac gudahood waa bilaash; wixii ka weynna saacad ayaa lagu xisaabiyaa.

Yes, the first year of premium hosting and domain registration is included in all package prices.

Haa, sanadkii ugu horreeyay hosting‑ga premium‑ka iyo diiwaangelinta domain‑ka waa ku jiraa qiimaha xirmo kasta.

Have More Questions? Su’aalo kale ma qabtaa?

Get in touch directly via Signal, WhatsApp, or secure email for custom integrations and server setups.

Nala soo xiriir si toos ah adoo adeegsanaya Signal, WhatsApp, ama iimayl ammaan ah si aan kaaga caawinno isku‑xir gaar ah iyo dejinta server‑ka.